Masuul u xiran dowlada Somalia oo loogu magac daray garoon dayuuradeed (Sawirro)

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa garoonka dayuuradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo ugu magac daray Wasiirkii amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo magaalada Muqdisho ugu xiran dowlada Somalia. Guddoomiyaasha degmooyinka Doolow, Beled-Xaawo iyo Luuq ee gobolka Gedo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu shaacinayey arintan oo ka dhacday garoonka Doolow. Dowlada Somalia ayaa ku eedeysay … Continue reading Masuul u xiran dowlada Somalia oo loogu magac daray garoon dayuuradeed (Sawirro)